|

Wejigii Shanaad ee Shirka Qaadhaan bixiyeyaasha oo Hargaysa ka Furmay iyo Wasiirka Qorshaynta oo ka Hadlay {DHAGAYSO}

Hargaysa09,June,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Jamuuriyada Somaliand Dr: Sacad Cali Shire,ayaa ka warbixiyay Kulan Maanta Hargaysa Uga Furmay Qaadhaanbixiyayaasha iyo Xukuumadda Somaliland.

Dr: Sacad ayaa sheegay in kulankani yahay kii 6-aad ee dhexmara labada dhinac,iyada oo Diiradda la saarayo Arimaha Horumarinta,ayna ka Qeyb galayaan badiba Wasaaraddaha iyo Haaya’adaha Dawladda.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA QORSHAYNTA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DrSacadCali09.mp3″]
SDN/QJ-Hargaysa

Daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed