Musharaxa Madaxweyne ee Ucid oo Xumad Jebin ku Sifeeyay Go’aankii Khilaafka Kulmiye {DHAGAYSO}
Hargaysa 09.June 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Jamaal Cali Xuseen ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Hargaysa isagoo Mudo ka badan laba Bilood Hawlo Shaqo ugu Maqnaa dalal door ah oo ka Tirsan Adduunka .
Murashaxa Madaxweyne oo Warbaahinta la hadlay ayaa Tafaasiil ka bixiyay Waxyaabaha Midho dhalka ah Waxaa kale oo uu ka hadlay Khilaafkii Xisbiga Kulmiye oo uu sheegay in Go’aan Xumad jebin ah laga soo saaray balse uu Weli taagan yahay Khilaafka .
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII MURASHAX JAMAAL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Jamaal09j.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com