|

DHEGEYSO:Suldaanka guud ee Beelweynta Irir Samaale oo dhaliilay hanaankii Gollaha Guurtada Somaliland u xaliyeen khlaafkii xisbiga Kulmiye

Edmonton June 09,2014(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa fasiraad ka bixiyay habkii iyo hanaankii ay Gollaha Guurtida Somaliland u xaliyeen khilaafkii Xisbiga Kulmiye.

Sidoo kale waxa uu Suldaanku ka waramay qalalaasihii Somaliland ka dhacay intii khilaafku socday iyo habdhaqanka ciidamada RRU-da.

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/sul.MP3″]

HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO SULDAANKA IRIR SAMAALE OO DHALIILAY GOONKII GUURTIDA SOMALILAND EE XALKA KULMIYE

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed