DAAWO:Dadweynaha Ku Nool Magaalada Hargeysa Oo Soo Dhaweeyay Go,aanadii Laga Gaadhay Khilaafkii Xisbiga KULMIYE
Hargeysa June 08,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay soo bandhigtay muuqaal ay ku muujinayaan taageero ay sheegeen in shacabka reer Somaliland ee ku dhaqan Hargeysa ay u muujiyeen gooaankii dhexdhexaadinta xisbiga Kulmiye.
Warbaahinta xukuumada afkeeda ku hadasha ayaanse dadkan ay wareysatay ku darin ruux qura oo ka hadlay habkii iyo hanaantii loo maareeyay Heshiiska iyo taageero iyo hablayo loo jeediyay garabkii madaxweynaha la yaryamayay.