“Xukuumad Bilaa Xisbi ah Calaamad Su’aal ayaa Saaran,Madaxtooyaduna Miidaamu Taxriir ayay Isu Bedeli doontaa”Afhayeenka Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}
Hargaysa 08.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa wax aan Caalamka soo marin ku tilmaamay Xukuumad bilaa Xisbi ah,Isagoo Sheegay in Madaxweynaha looga baahnaa inuu Is casilo maadaama Xisbigiisii ku buuqay.
Waxaa kale oo Afhayeenku Golaha Guurtida uga digay Wax Mudo kordhin ah oo loo sameeyo Xukuumada haatan jirta. Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa Waxaa kale oo uu Cod dheer ku sheegay in Dawladu ka cago jiidayso qabashada Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha oo ahayd Mashruuc Sharci.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO NUXURKA SHIRKAA JARAA’ID
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/IbraahinMahdi08J.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com