Madashii Shalay ee Soo Afjarka Khilaafka Kulmiye iyo Filashada Talaabada Xigta DAAWO
Hargaysa 08.June 2014 (SDN/QJ)- Xaraarada Siyaasadeed ee somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay Murugsanayd taas oo ka dhalatay Khilaafkii hadheeyay Xisbul Xaakimka Kulmiye ee labada garab u qaybsamay.
Inkastoo Shalay ay Golaha Guurtida iyo Ergadiisii dhex dhexaadintu ay Go,aamo ka soo saareen Xalinta Khilaafkan hadana Waxaa Muuqata inaanu dhamaan Khilaafkii ilaa si Foolka Fool ah loo Kulansiiyo oo Wada Hadal u bilaabmo labada garab ee ay kala hogaaminayaan Gudoomiye Muuse Biixi iyo Madaxweyne Siilaanyo si ay u sii ambo qaadaan hawlaha dhinacyada badan leh ee dhex yaala Xisbiga Kulmiye.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com