“Isku Heli Mayno Siyaasadu Waa Ceeb,oo Waa Wax Xun,Hadana Xil baanu u dhiibaynaa oo Wax Wanaagsan ayaanu doonaynaa” Muuse Biix {DAAWO}
Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dhaliilaha Loo soo jeediyo Xukuumada iyo xisbiyada qaranka isagoo dhanka kalena Jawaab siiyay Asxaabta Qaranka.
Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Waxa uu ka Hadlay Cunfiga Dimuquraadiyada iyo Saamaynta uu Qabiilku ku leeyahay.
Mudane Muuse Biixi Cabdi Waxa uu ka Maro kacay in aanay Dimuquraadiyadi Ka jirin Somaliland.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com