|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Xukuumada ku Eedeeyay Soo Noolaynta Qabyaalada iyo Qaraabo Kiilka {DHAGAYSO}

Hargaysa:07,June,2014(SDN/QJ)-  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaardka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe,ayaa Maanta Si Kulul Uga hadlay heerka Qabyaladda ee Somaliland.Waxa sheegay inay Nasiib-daro tahay in Waxii aynu kazoo Dagaalanay ee ay Qabyaaladda iyo Qaraabo-kiilka ahaa ay Maanta Halbeeg inoo noqdaan aynu wax ku Jaangoyno.

Waxaana uu si dadbadn ugu Eedeeyay Maamulka Haatan jira inuu Qayb ka yahay Soo Noolaynta Qabyaaladda.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYE FAYSAL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FaysalQabyaalada07.mp3″]
SDN/QJ-Hargaysa

Daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed