|

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Qurbejoog.com uga waramay safarka uu Woqooyiga America ku joogo iyo xaaladihii u danbeeyay ee dalka(DHEGEYSO)

Edmonton May 26,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo safar shaqo ku marayay maalmihii u danbeeyay qaarada Woqooyiga America oo uu kala qeyb galay Jaaliyadaha Reer Somaliland ee Mareykanka iyo Canada munaasabadii May 18 iyo Qaadhaan ururinta Mashruuca dhismaha Wadada Ceerigaabo.

Wasiirka Madaxtooyada ayaa inooga waramay safarka shaqo ee Wefdiga uu hogaaminayoiyo xaaladihii u danbeeyay ee Jamhuuriyada Somaliland.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xirsi.MP3″]

 

HALKAN KA DHEGEYSO WAREYSIGA WASIIRKA MADAXTOOYADA SOMALILAND MD XIRSI CALI XAAJI XASAN

 

Comments are closed