|

Madaxweynihii hore ee dalka Masar iyo inamo uu dhalay oo xabsi dheer lagu xukumay

 Qahira May 22,2014(SDN/QJ)-Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa xukuno xariga ku riday madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarik iyo lab aka mida ubadkiisa.

Madaxweynaha iyo inamada uu dhalay ayaa lagu helay denbiyo la xiriira lunsasho hanti qaran.

Madaxweyne Mubaarak ayaa weli maxakamadi ugq socotaa denbiyo la xiriira dilala ay ciidamo ka amar qaataahi ay u geysteen dibed baxayaal xukuumadiisii riday sanadii 2011kii.

Madaxweynaha ayaa maxkamadu ku riday sadex sanadood oo xarig ah, halka inamadiisa lagu riday min afar sanadood oo xarig ah.

Masar aya intii ka danbeysay xukuumadii keligii taliye Maxamed Xusni Mubaarik.

SDN/QJ-Qahira

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed