|

Shacab Soomaaliyeed oo mudo ku dhex soomanaa xabsiyada Niarobi oo dalkoodii lagu celinayo

Niarobi May 20, 2014 (SDN/QJ) Shacab Soomaaliyeed oo mudo ku soomanaa xabsiyo ku gall Niarobi ayaa haatan dalkoodii dib loogu dhodhoofinayaa ka dib kali dawlada Soomaaliya arinka soo faro gelisay.

Safiirka Soomaaliya u fqdhiya Niarobi Maxamed Cali Ameriko oo maxamed is tan book day ayaa saxaafada u sheegay in shacab ka dalka dib loogu celinayo.

“Dawlada Kenya waxa an ka codsaneynaa in ay Soomaalida lagu soo wareejiyo dawlada Soomaaliya si dadka dalkoodii hooyo loogu celiyo” ayuu yiri ameroko.

Soomaalidan oo Ciidamada Kenya Niarobi ka qabqabteen oo ku xiran xabsiyo ku yaal madaarka agtiisa ayaa cunadii ka soomay maalmihii u danbeeyay.

SDN/QJ-NAIROBI

contact qurbejoog.com

Comments are closed