DHEGEYSO:Madaxdhaqameedkii Soomaaliya ee Hargeysa booqanayay oo ku dhawaaqay aqoonsiga Somaliland
Hargeysa May 19,2014(SDN/QJ)-Madaxdhaqameedka Soomaaliyeed ee lagu casuumay ka qeybgalka sanad guuradii 23aad ee ka soo wareegtay dib ula noqoshadii madax banaanida Somaliland ayaa manta shaaciyay in ay ictiraafeen Jamhuuriyada Somaliland.
Odey dhaqameedka Soomaaliya ayaa mudo laba todobaad ah ku sugnaa dalka Jamhuuriyada Somaliland waxaaney sheegeen in ay ku qanceeen nidaamka dawladeed ee Somaliland.