|

Halkan ka Daawo Tebinta Tooska ah iyo Riwaayad ka Socota Madaxtooyada Somaliland

Hargaysa 18.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Qasriga Madaxtooyada Somaliland ee Caasimada Hargaysa ka Socota Riwaayad ay soo diyaariyeen Fannaaniinta Qaranka taas oo lagu weynaynayo Xuska iyo Damaashaadka Munaasibada Qaran ee 23 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Xornimadeeda dib ula soo Noqotay.

Waxaa Daawashada Riwaayadan ka qayb qaadanaya Madaxweynaha Somaliland , Madax ka socota Xisbiyada Qaranka.

Hadaba Halkan ka Daawo Tebinta Tooska ah ee Qasriga Madaxtooyada oo uu Suuro geliyay Telefishanka HCTV.

GUJI HALKAN SI AAD U DAAWATO RIWAAYADA KA SOCOTA MADAXTOOYADA

Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidias

Comments are closed