DAAWO:Qurbaha iyo Mushkilada ka yimaada guurka aan la diwaaan galin
Ottawa May 16,2014(SDN/QJ)-Guurku waa balan eadag oo magaca Allah lagu galo. Waa balan aan ciyaar ciyaar galin. Dhibaatooyinka qurbaha waxa ka mida laba qof oo si xalaal ah isku guursdanaaday oo hadana aan isa sheeganay oo dafiraya guurkooda. Mushkiladan ayaan ku eegi doonaa Barmaamijkan oo ah barmaamijkii ugu danbeeyay ee barmaamijyadii taxanaha ahaa (mushkiladaha guurka). Daawasho wacan