DHEGEYSO: Guddoomiyaha Odeyaasha Soomaaliya oo sheegay in reer Somaliland ay aad diyaar ugu yihiin Midnimada,beeniyayna in ay May 18 ka qeybgalayaan
Borama May 12, 2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Odeyaasha dhaqanka ee Soomaaliya oo booqasho ku jooga Somaliland ayaa u sheegay warbaahinta koonfurta in ay aad ula yaabeen sida reer Somaliland midnimada u doonayaan,
“Maheyn waxa aanu fileynay ama laga sheekeyn karo sida dadku u doonayo Somalinimada,wixii horena waa laga bogsaday”ayuu yiri odey Xaad.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.somalimemo.net/old/m.xaad.lite.mp3”]