Tacsi ku socota qoyskii iyo eheladii ay ka baxday Marxuumad Canbaro Jaamac Nuur
Inaa Li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuumad Canbaro Jaamac Nuur oo Maanta Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa 11/05/2014. Magaca Reer Hassan Haji Adan aniga oo Ku Hadlaaya Waxan Tacsidan u Dirayaa Reer Haji Muxumed Guleed, Reer Adan Omer Nuur, Reer Ismaciil Jaamac Nuur, Reer Maxamuud Jaamac (Bayle),Ehelkii iyo Qaraabadii ay Marxuumadda Ka Baxday. Waxan Illaahay Ka Baryayaa In uu Marxuumadda Samir Iyo Iimmaan Saadiq ah inaga Siiyo Aammiin Aammiin
Inaa Li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden