Rugta Ganacsiga Soomaalida Minneapolis Karmel oo duntay iyo mulkiilaha leh iyo magalada oo madaxa iskula jira
Minneapolis May 07,2014(SDN/QJ)-Rugta ganacsiga Soomaalida Minneapolis ee Karmel oo dhime ka socday uu dumay iyo magaalada Minneapolis oo qaatiyaan kala taagan.
Xarunta Ganacsiga Karmel oo ay ka furin yihiin ilaa 150 meheradood oo Soomaali leedahay ayaa qeyb ka mida oo dhisme ka socday ay duntay.
Mulkiilaha xarunta Karmel Basim Sabri ayaa ay magaalada Minneapolis sheegtay in aanu heysan ogolaasho uu dhisme balaarin ah halkaa uga sameeyo.
Dhismaha ayaa waxa uu ka socday dabaqa sadexaad ee xarunta oo la doonayay in laga dhiso Masjid.
Xiliga ay dubtay qeybtan ka mid ah xarunta ganacsi oo aheyd aroor hore ayaa loo aaneynayaa in aaney cidi wax ku noqon.
SDN/QJ-Minneapolis
contact@somalidiasporanews.com