|

Gudida Heerka Qaran ee Qaban Qaabada Xuska 18 May oo ka hadlay Qodobo u Muhiim ah Xuska Qaran {DHAGAYSO}

Hargaysa 03.May 2014 (SDN/QJ)- Gudida Heerka Qaran ee Qaban qaabada Xuska Munaasibada 18 May Maanta ka Hadlay Sida loogu diyaar garoobayo Weynaynta Maalintaasi e dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa.

Xuska mayShirkan ayaa Waxaa Ka Hadlay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ahna Gudoomiyaha Gudida Heerka Qaran ee Xuska 18 May ,Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo dhamaantood ka waramay Sida loogu baahan yahay in Cudud Midaysan looga qayb qaato Xuska Munaasibada Qaran.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDIDA QABAN QAABADA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/18May2014.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed