Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ee Furitaanka Shirweynaha Kulmiye Iyo Hanjabaad uu u diray Somalia {DHAGAYSO+DAAWO}
Hargaysa 28.April 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna ka hadlay Shirweynaha Kulmiye, waxaanu jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kaga sheekeeyay waxyaabaha Xukumaddiisu qabatay, isagoo tilmaamay in Balanqaadkii Kulmiye yahay wax la qabtay iyo wax gacanta lagu hayo. Waxa uu sidoo kale Hogaanka kulmiye u rajeeyay in Guusha Kulmiye hogaanka dalka ku qabtay ay halkaasi ka sii wadaan.
“ Xisbiga Kulmiye wuxuu u taagan yahay Xaqiijinta Barnaamijkii Xisbiga oo ku qotoma Himiladeena Umadeed, Adkaynta Nabad gelyada, midaynta Bulshada, Horumarinta umadda iyo Jiritaanka Qaranimada Somaliland” ayuu yidhi Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO KHUDBADII MADAXWEYNAHA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SiilaanyoKulmiye28.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.