Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Markii Kowaad ka Hadlay Dhacdadii Jeelka Hargaysa iyo Dad ay u qabqabteen {DHAGAYSO}
Hargaysa 26.April 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Xuseen Xiirane ayaa Maanta Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Dhacdadii Dhawaan ka Dhacday Jeelka Weyn ee Magaalada Hargaysa kadib Markii ay Maxaabiis Falal kala duwan u Xidhani ay damceen inay ka baxsadaan Jeelka arrintaas oo sababtay in Hal askari oo ka Tirsan Ciidanka Asluubtu uu ku Naf waayay Mid kalena uu Dhaawac halis ahi ka soo Gaadhay.
Taliye Maxamed Xuseen Xiirane ayaan Jawaab Waafi ah ka bixin Dhacdadan oo Saamayn taban ku yeelatay Hawl Gudashada iyo Kalsoonida Ciidanka Asluubta .
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII TALIYAHA ASLUUBTA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/TaliyahaAsluubta26.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.