|

Gudoomiyaha Wargayska Haatuf oo laga Xayiray inuu dalka ka Baxo {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.April 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Wargayska Haatuf iyo Somaliland Times Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa Maanta Sheegay in Xukuumadu ay Madaarka Caasimada dhigtay Warqad ay ku Xayirayso inuu dalka ka baxo,Waxa uu Xusay in Xayiraada Wargayskiisa la saaray uu mar walba rabo inuu helo Garsoor Cadaaladeed oo ka Garnaqa eedaha loo soo Jeediyay,Waxaa kale oo uu dhinac isaga duway in Hab Sulux ah lagu dhameeyo Sidii Xayiraada looga qaadi lahaa Wargayska HAATUF.

Yuusuf Cabdi Gaboobe Waxaa Sidoo kale uu ka hadlay Hadal Shalay uu Warbaahinta Siiyay Saleebaan Xuquuq oo Sheegay in Dagaalka Wargayska Haatuf uu yahay Mid Dano dhaqaale ah.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYAHA HAATUF
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/YusufGaboobe24.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.

Contact@qurbejoog.com

Contact@Somalidaasporanews.com

Comments are closed