|

“Taleex Gacanta Somaliland ayay ku Jirtaa,Xisbiga Kulmiyena Doqoniimo laguma Yaqaan” Wasiirka Gaashaandhiga {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.April 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ayaa Sheegay In Magaalada Taleex Ay Ku Jirto Gacanta Somaliland Isla Markaana Ay Halkaasi Joogaan Dad Reer Somaliland Iyo Kuwo Uu Ku Tilmaamay In Ay Dhinaca Kale U Shaqaynayaan.

Wasiirka Gaashaandhiga oo Hadal Kooban siiyay Maanta Warbaahinta ayaa Sidoo kale ka hadlay Shirka Mudo Dhaafay ee Xisbiga Kulmiye ee Gudida qaban qaabadu maanta sheegeen inuu qabsoomayo 28 bishan.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA GAASHAANDHIGA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Cadami24a.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

Contact@qurbejoog.com

Contact@Somalidiasporanews.com

Comments are closed