|

Kulan Garnaqsi ah oo Madaxtooyada ku dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Garaad Jaamac {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada  Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Qasriga madaxtooyada kulan saacado qaatay kula yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo weftigii ku wehelinaayey socdaalkiisa.

Afhayeenka Madaxtooyada ee Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo Kulanka Kadib Warbaahinta la hadlay ayaa ka waramay Waxyaabihii ay Madaxweynaha iyo Garaadku ka wada hadleen Waxaanu Xusay in Madaxweynuhu u Sheegay Garaadka iyo Xubnaha Weheliyaba in markii uu Hogaaminta Qaranka ku Guulaystay uu Gogol nabadeed u fidiyay Cid kasta oo tabasho ka tirsanaysa Xukuumada Somaliland.

IMG_0002 IMG_0007 IMG_0008 IMG_0009
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DhuxulGaraad.mp3″]
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII AFHAYEENKA

Hargaysa SDN.

Contact@qurbejoog.com

Contact@Somalidiasporanews.com

Comments are closed