|

Wasiirka Deegaanka oo Sheegtay in Cimilada isbedeshay ay Raad Taban ku Yeelatay Raxmaadkii Eebe {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka ee Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa Sheegtay in Isbedelka Ku Yimid Cimilada adduunka ay Somaliland Qayb ka tahay Waxaanay Xustay in Xili Roobaadkii Gu’ga hakadka ku Yimid ay Sabab u yihiin Xaalufinta deegaanka.

Wasiiradu waxay Xustay in Deegaamo ka Tirsan Somaliland uu haatan ka Bilaabmay Biyo dhaamis Waxaa kale oo ay Sharaxaad ka bixisay Waxyaabo u qabsoomay Wasaarad ahaan iyadoo hadalkan ka Jeedisay Madal Xadhiga lagaga jarayay Xarun Cusub oo Wasaaradeeda looga dhisay Caasimada hargaysa.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA DEEGAANKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/ShugriBaandare22.mp3″]
Hargaysa SDN.

Contact@qurbejoog.com

Comments are closed