Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Salaad roob doon ah ku baaqay iyo Wasiirka Diinta oo Sharaxay {DHAGAYSO}
Hargaysa 22.April 2014 (SDN)- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Khaliil C.laahi ayaa Maanta ku dhawaaqay In Guud ahaanba Dalka looga dareeri doono maalinta Sabtida ee 26ka bishan April 2014ka kuna Beegan 26ka Bisha jumaadalaakhir ee 1435ka Hijriya. Saacaddu marka ay tahay 9:00 Sagaalka subaxnimo Roobdoon.
Wasiirku Waxa uu Sheegay in Madaxweynaha Jahuuriyadda Somaliland Mudane Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo uu Amray in Dadweynaha reer Somaliland ee ku nool Gobolada iyo Degmooyinka dalku ay Tukadaan Salaadda Roobdoonta.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA AWQAAFTA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Khaliil22.mp3″]
Hargaysa SDN.
Contact@qurbejoog.com