Tolaay yaa muslimaay! Qallinkii: Sayid Balayax
Allahayawnin I tumay, nin ii taliyay, iyonin I tabaaleeyay.
Allahayawtiirbiraankacuskaday, tamardaraantooda.
Badhtimihiiiqarnii 19 ayaawaxasoocaanbaxayxaajooyinugubooaandunidamuslimka ah horeloogaarkijirin, waxyaaboquusgaliyayumadiikudhaqnayddeegaanadamiyiga ah eekuteedsanbarigaiyogeeskaafrika, waxa ay la yaabeenhorumarkiiiyohanaqaadkiiqalabkatignoolojigaeecasrigaa ay ikhtiraaceenculimadii u badnaareergalbeedkaeefikradoodasooraacinayaygumaystayaashiikatalinayaygayigasoomaalidukuidishay.
Ta kale ee ay la yaabeenwaxayahaydmakii ay isbadaleendhaqaniyocaadooyin ay kufaanijireenamaixtiraamijireenooqiimahoodiihoos u dhacay, kolaymarka ay noqotowixiikahoreeyay 1972dii markii la xardhayafkasoomaaliga, iltaariikheedkaqudhaee wax lagugaranjirayamalagusugijiraywaxayahaydgabayoamageereeroinagasoogaadhayabwaanadiimagacaiyomaamuuskakulaaabulshadii ay markaakudhexnoolaayeen. Waxaka mid ahaaMaxamuud Cali Beenalay, faaraxGamuuteiyo rag kale markii ay la yaabeendiyaaradihiiuguhoreeyayeedulheehaabagayigasoomaalidatasoo ay kulamaaneeyeenhorumarkiidhinaca is gaadhsiintaeexiligaaoo la odhanjiraytaaramahaatuf.
Waxbayaananaraartakugubadinewaxaaka mid ahaaragaanin da, yaraankuhoydayoo la odhanjirayBarreJaajaale, wuxuuyidhi
Cosobdixileh, maalkoocurtoo, calikablaadaaqay
Caanaabalagamaalijiray, cuudkaoodhalaye
Iminkanacaruurahayaryarikamacaluuntaane
Waa dunicusaybkaylahaydsiicarjabayaaa.
Cabsadaabunaguwaaninjiraycaalimmehershaaye
Iminkanacalaamaaka timid culimadiiqaare
Waa dunicusaybkaylahaydsii car jabayaa.
Barrewaxauusaluugayqiimihiiuucuudkukulahaanjiraycaamadiisoomaalidaiyohoos u dhacakuyimidmeekhaamkii ay culamadukulahaayeenbulshadii ay la noolaayeen, taasoouu u maleeyay in aakhirsabankiidunidalagusiisiqayomaalindhawnohogaanka loo laabidoono.
Waxaanugagolleeyahay, dabaaldagagaaladaeesi lama filaan ah ugusiifidayacarrigamuslimkagaarahaasoomaalida, diin, dhaqan, cilmiiyo wax qiimokulehbulshadeenamidnamaaha, markaintawixiidibjirmagaaladajoogaylagusoouruuriyomeelmuuqbaahiye ah oo ay dabeednacaruurtukusoohiratooo ay u maleeyaan in uuyahay wax waajib ah oo la seegikarin u dabaaldagiisaiyosoodhawayntasanadkacusub. Anigooniyad jab waynuuu ii muuqdohadanajidhkaagumeel la naco male, intaanmeelfadhiisto ma ooyaaooilaahayuun ma baryaa, miseintaanqoriqaatobaanmuuqbaahiyayaashabaabi’iyaa, miseintaango,alulooonqayloafkakalageeyobaandadkakuladhexdhacaamaansoaandhagaba loo hayn.
Allaayawdhufayslagubaxoiyogarashoaandhoohin.
Noodhidibcaqiidadacaqliguyaanidhiiliyine.
Waxbayaancalaacalin rag waacaynwalba u joogowaxaanhadalkusaameelay, waar rag allawarrin baa inasugayanin la sugayawadnayaadsugi wax kastaoo ay culimaduinoosheegeenxagaymareen, ma culimadaakaalintoodiidayacaymiseinagaan u kitaabdayin, xagay wax kaqaldanyihiin, iskasalalimaayeewalleewixiisoomaalixalayjoogaybadhtanka London eegaalada u sacabtumaysay wax rajo ah ooaankaqabaanjirinAllahayawwaaadoomaaameelkastoodkuabaalmarisaba.
Qalinkii: SayidBalayah
London/UK
07508469191