Xeer Ilaalinta Somaliland oo Ugu Baaqday Madaxda Wargayska Haatuf inay ka Soo Baxaan Xabsi Guriga Cadaaladana Qaabilaan {DHAGAYSO}
Hargaysa 21.April 2014 (SDN)- Madaxa Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Axmed Cismaan Mire Ayaa Ka Hadlay Eedaymo Uu Sheegay In Ay Uga Yimaadeen Maamulka Wargayska Haatuf Oo Dhawaan Xukumada Ay Xayirtay.
Waxa Uu Intaasi Ku Daray In Maamulka Wargayska Haatuf U Banaan Tahay In Ay Iska Difaacaan Dawcada Maxkamada U Taal, Isla Markaana Marar Doora Ay U Yeedheen Si Ay Iskaga Difaacaan Eedaha Loo Soo Jeediyey Balse Aanay Iman Maxkamada Iyo Xeer Ilaalintaba.
Sidaasi Waxa Uu Sheegay Shirjaraa’ Id Oo Uu Maanta Ku Qabtay Xafiiska Xeer Illaalinta Gobolka Maroodi-Jeex Ee Hargeysa.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XEER ILAALIYAHA GOBOLKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xeerilaalin21.mp3″]
Hargaysa SDN.