|

xisbigii Kulmiye oo Tusbax Furan noqday iyo Beel Hor leh oo ka Dareertay

21,Apr.2014(SDN/QJ)-War hadda soo dhacay ayaa sheegay in mid ka mdi ah Beelaha Somalinad gaar haana (Beesha Makaahiil isaaq), ay goor dhawayd ku dhawaaqeen inay gabi ahaanba ay iskaga baxeen Xisbiga taladda dalka ahye ee Kulmiye.

Ilaa hadda lama oga waxay Beeshu Qoonsatay.laakiin dad badan oo u dhiin daloola Siyaasadda Somaliland ,ayaa arintan ku macneeyay inay qeyb ka tahay Khilaafka Xoogan ee Hadheeyay Xisbigii Taladda dalka haystay iyo beelaha oo si xoogan u qawadsan Saamiga beel ahaan laga siiyay Ergooyinka ka soo qeyb galaya Shir-weynaha Xisbiga Kulmiye.

Wakhtiyada inagu soo fool ka leh,ayaanu idiinla soo socdsiin doonaa warka oo faahfaahsan

SDN/QJ-Hargaysa,Somaliland

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed