|

Xukuumada Somaliland oo dhacdadii Weynayd ee Jeelka ku Sifaysay Isku day fashilmay {DHAGAYSO}

Hargaysa 20.April 2014 (SDN)- Hal Askari ayaa ku dhintay Mid kalena Waxaa ka soo Gaadhay Dhaawac kadib markii ay Qaar ka mid ah Maxaabiista ku Xidhan Xabsiga Dhexe ee Caasimada ay isku dayeen inay ka baxsadaan Xabsiga,hasa yeeshee Waxaa lagu Guulaystay in dib loo wada qabqabto Maxaabiistaas.

Xukuumada Somaliland ayaa ku Tilmaantay Dhacdadan isku day Fashilmay Sidaana Waxaa Sheegay Wasiirka Cadaalada ee Somaliland Xuseen Axmed Caydiid.

GUJI HALKAN SI AAD MOBILKAAGA UGA DHAGAYSATO HADALKII WASIIRKA CADAALADA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Jeelka20a.mp3″]
Hargaysa SDN.

Contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed