|

“Waxaanu Shacabka iyo Saxaafaddaba u sheegaynaa in Sharcigii iyo Dastuurkii waddanka ay Xukumaddani ku tumatay” C.rashiid Riyo Raac {DHAGAYSO}

RiyoHargaysa 20.April 2014 (SDN)- Cabdirashiid Riyo-raac oo isna ku hadlayay Afka Xisbiga Waddani ayaa Maanta  Cambaareeyay Cabudhinta Saxaafadda

Mas’uulkan u Hadlay Xisbiga Waddani waxa uu Sheegay in Sharcigii Waddanka ay Xukuumadu ku Tumatay Isla markaana ay Subax kasta Jebinayso Qodob distoori ah .

Cabdi rashiid Riyo Raac Waxa uu Sheegay in qofka Bini’aadanka ahi u Xaq  u leeyahay inuu dacwoon karo oo dacwad loo Ogolaado.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII RIYO RAAC
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/RiyoRaac20a.mp3″]
Hargaysa SDN.

Contact@qurbejoog.com

Comments are closed