Fanaanada Nimco Degan oo soo saartay hees Cusub oo la magac baxday ( Garan`waa) oo lagu xusayo Madaxwaynaha Somaliland daawasho wacan soo saristii qurbejoog
LondonApril14(SDN) Fanaanada Nimco Degan oo soo saartay hees Cusub oo la magac baxday ( Garan`waa) oo lagu xusayo madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silaanyo heestan oo weka qurbejoog iiyo somdaily news ay qayb libaax ka qateen oo loogu talagay shacab waynka reer soomailand ee reer Uk Nimco oo ka hadlaysa dareenkeeda ayaa waxay qurbejoog u sheegtay inay heestani ay dareen gaara leedahay oo ay ku jirto si naxariisa u qaday waxayna hambalyo u dirtay golaha deeganka ee shafield ee ictriafay somaliland halkan ka daawo soo saristii qurbejoog .