Gollaha Degaanka magaalada Miineapolis oo Maalin u Qoodeenyay Soomaalida
Minneapolis April 12,2014(SDN/QJ)-Gollaha degaanaka ee magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa maalin u qoondeeyay Somalida Magaalada ku nool.
Qaraarkan oo uu golluhu u codeeyay ayaa waxa soo jeediyay hogaamiyeyaasha Soomaalida ee magaalada Minneapolis sida uu sheeegay Xildhibaan Cabdi Warsame.
Gollaha degaanka ayaa maalinta 1da July u qoondeeyay maalinta Soomaalida Mareykanka.
Maalintaa ayaa ku began maalintiii midnimada Soomaaliya islamaarkaana ah maalinta xoriyada Mareykanka.
SDN/QJ-Minneapolis
contact@somalidiasporanews.com