|

Berbera: weerar dhaawac iyo dhimasho ah oo ka dhacay Magaaladaasi

11,Apr.2014(SDN/QJ)-Wararka haatan naga soo gaadhaya Magaalo Xeebeedka Barbara,ayaa sheegay in goor dhawd halkaasi lagu dilay Marxuumad Magaceeda lagu soo gaabiyay Xamda,halka Will uu dhlay Xil.Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland uu goobtaasi ku dhaawacmay.

Ilaa hadda si rasmi ah uma cadda sababta dhalisay dhimashadan iyo dhaawacan.waxaana ay Xogaha Hor-dhaca ahi sheegayaan inay dad ka tirsan Eheladda Xildhibaanku ay Sheeda ka arkeen nin hore Xildhibaanka rasaas ugu furay,ka dibna ay isku dayeen inay qabtaan,hase ahaatee ay u suura galiweyday ka dib markii uu rasaas ku furay.waxaana gabi ahaanba ay burburiyeen gaadghigii uu ninkaasi watay.

Ma jirto cid ilaa hadda ka hadhay kiiskan dhimashada iyo dhaaca keenay oo ka tirsan Masuuliyiinta heer Gobol iyo Mid Deggmo.

Guud ahaanba xaaladda Magaalada ayaa haatan Degen,waxaana goobtii ay arintu ka dhacday la wareegay Ciidamadda Amaanka oo haatan baadhi taan xoogan goobta ka wada.

Berbera-SDN

contact@Qurbejoog.com

Comments are closed