Saraakiil Ciidan oo Maanta Tababar loo Soo Xidhay iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka oo ka Hadlay ka Daawo Qurbejoog
Madheera 10.April 2014 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqaale ee Somaliland Iyo Madax kale oo Wehelinaysay ayaa maanta Tababar ugu soo Gabo gabeeyay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Qaranka iyo Asluubta oo in Mudo ah Tababar uga socday Kuliyada Tababarka ee C.laahi Askar ee Mandheera.
Ciidanka Tababarka Qaatay ayaa ka Koobnaa Kuwa Qaranka,Asluubta, Iyo Ciidanka Waaxda Socdaalka ee Somaliland Waxaanu Tababarkani Socday Mudo Lix Bilood ah.
Mandheera SDN.
Qurbejoog@gmail.com