Komiishanka oo Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaridkuba Dalabaad Hor leh u Jeediyay ka Daawo Qurbejoog
Hargaysa 06.April 2014 (SDN)-Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay Nidaam cusub u diwaan galinayaan Codbixiyeyaasha Doorashooyinka sanadka soo socda. Afhayeenka Guddiga Axmed Xirsi Geelle ayaa sheegay in Wiilka Isha laga sawiri doono dadka la diwaan galinayo halkii hore Farta looga qaadi jiray
Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Md.Axmed Xirsi Geele Waxa kale oo uu ka hadlay kala duwanaanshaha Diiwaangelinta ay ku hawlan tahay Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Ta Codbixiyeyaasha iyo Waxyaabaha Wadaaga lagu Yahay.
Hargaysa SDN.