|

33 Guuradii Aasaaskii Ururka SNM,Mahadhooyinkii Halganka, Iyo Khudbado Taariikhda galay { U GAAR AH Qurbejoog.com DHAGAYSO}

Hargaysa 06.April 2014 (SDN)- Waa 33 Guuradii ka soo Wareegtay Markii Magaalada London lagaga Dhawaaqay Ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee Somali National Movement 6 April 1981-kii.

y4Waxay Shabakada Somalidiasporanews.com amase Qurbejoog.com Halkan Idiinku soo Gudbinaysaa Barnaamij Taariikheed dheer oo  ka Waramaya Asbaabihii Kalifay Aasaaskii SNM, Hawlgaladii Mahadhooyinka lahaa ee ay Fuliyeen iyo Khudbadihii Shirkii Aayo ka Tashiga iyo dib u soo Celinta Madaxbanaanida Somaliland.

Waxaa Barnaamijkan aad ku Maqli doontaan Khudbado ay Jeediyeen Gudoomiyeyaashii Ururkii SNM Sida Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Madaxweynaha Haatan ee Somaliland, Alle ha u Naxariistee C.raxmaan Axmed Cali “Tuur”, Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, Mujaahid Axmed Mire Maxamed,Mujaahid Ibraahin C.laahi Xuseen “Dhego weyne” Alle ha u naxariistee Mujaahid C.laahi Askar Iyo Shakhsiyaad Qiimo Weyn ku lahaa Halgankii Dib u Xoraynta Waddanka.

GUJI HALKN OO MOBILKAAGA KAGA BOGO BARNAAMIJKAN TAARIIKHEED
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xuska6Aprilhalgan2 (2).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

 

Comments are closed