|

“Wasaarada Anigaa Wasiir ka ah Wax aan Ogolaadayna Wasiir ku Xigeen Ma Diidi karo” Wasiirka Caafimaadka {DHAGAYSO}

xaglo toosiye okHargaysa 02.April 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Hortagay Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada isla markaana Warbixin ka siiyay Qadiyadii loogu diiday inuu Somaliland ka Hawl galo Dr Cali Macow oo uu Wasiirka Caafimaadku siiyay ogolaanshihii uu dalka ku Yimid .

Wasiir Xaglo Toosiye oo Markii Kulankaas oo albaabadu u Xidhnaayeen uu dhamaaday la hadlay  Warbaahinta ayaa Qeexay Qaabka uu Dr Macow ugu ogolaaday hawlaha Caafimaad ee uu dalka ka fulinayay Waxaa kale oo Wasiirku Cadeeyay in Wasiir ku Xigeenka Caafimaadku ay Go’aamada uu Gaadho Wax ka Bedesho.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO SU’AALAHA IYO JAWAABAHA WASIIRKA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XAGLOTOOSIYE02(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed