Wasaarada Beeraha Somaliland oo Beeralayda ka Codsatay in Habkii Qadiimiga ahaa ee Qiiqa ay Isaga Eryaan Ayaxa Ka Daawo Qurbejoog
Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta ka war bixiyay ayixii ka dilaacay dalka dhawaanta iyo khasarayaashii uu soo gaadhsiiyay beeralayada dalka.
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha ee Somaliland Waxa uu Xusay in Ayaxani uu Khasaare Balaadhan u Gaystay Deegaano kala Duwan oo uu ku Habsaday.
Wasaarada Beeraha oo Ku Canaanatay Hay’adaha La Dagaalanka Ayaxu inaanay Sidii la rabay uga Shaqayn sidii ayaxa loola dagaalami lahaa.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog@gmail.com