|

Hargaysa oo Hoy u Noqotay Xabaal Wadareedyadii Xiligii Siyaad bare iyo Kuwo Cusub oo Maanta la helay Ka Daawo Qurbejoog.com/Dhagayso

Hargaysa 01.April 2014 (SDN)- Gudida baadhista xasuuqa Somaliland ayaa maanta heshay laba god oo waaweyn  oo ay ku jiraan dad la laayay sanadkii 1988 kii.

Labadan Xabaal Wadareed ayaa laga Helay Goob u dhow Madaarka Caasimada Hargaysa Xubno Goob joog ahaa Markii Xasuuqani dhacay ayaa ka sheekeeyay dhacdadii Maalintaas.

Fiiro Gaar ah Hadii Qaybta Danbe ee Muuqaalka aad Maqli Weydo Guji Halka Ka Hoosaysa Videoga oo dhagayso Codka

GUJI HALKAN SI AAD CODKA VIDEOGA U MAQASHID

Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

 

Comments are closed