Ayax Fara Madhan istaajiyay Bulshada Beeralayda ah ee Degmada Baki Warbixin Qurbejoog ka Diyaarisay {DHAGAYSO}
Baki 23.March 2014 (SDN)- Ayax aad u badan ayaa ku habsaday dhulka beeralayda ah ee Degmada Baki kaas oo idleeyay Beerihii deegaankaasi Isla markaana kaga Imanaya Dhinaca Degmada Lughaya.
Dadka Deegaanka Baki oo Shabakaada Qurbejoog.com ugu Waramay Khadka Telefoonka ayaa Sheegay in Ayaxani uu baa’biyay Saricii uga Baxayay Beeraha Waxaanay Xukuumada Somaliland ka Dalbadeen inay ka Hawl gasho sidii ay Wax uga Qaban lahayd Dhibaatadan uu Ayaxani u Gaystay Dalagii Waxsoo saar ee ay Manaafacaadsanayeen.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/AYAXBADAN23.mp3″]
Baki SDN.
Qurbejoog.com