|

Wasiirka Gaashaandhiga oo ka Hadlay Ciidamo ay Punt land soo dhoobeen Deegaamo ka Tirsan Somaliland {DHAGAYSO}

Hargaysa 22.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa Maanta Ka Hadlay Warar Sheegaya Dhaq Dhaqaaqyo Ciidan oo Maamul Goboleedka Punt land ka Wado Deegaamo ka Tirsan Goobihii aanay labada Maamul isku Hayn .

Wasiirka Gaashaandhiga ayaa Hadalkan ka Sheegay Mar uu Maanta u Waramayay Warbaahinta Waxaanu Xusay in Socdaalkii Madaxweynuhu uu ku qotomay Sidii uu u soo taaban lahaa Xaqiiqada ka Jirta deegaamada inkasta oo uu hoosta ka Calaamadiyay inaanay Qorshaha ugu Jirin inay Tagaan Deeganka Laasqoray.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA GAASHAANDHIGA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirkaGaashaandhiga22.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed