DHEGEYSO:Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo oo dhaliilay nidaamka diwaangelinta shacabka Hargeysa
Hargeysa Mar 22,2014(SDN)-Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo,oo ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Guurtida JSL,ayaa maanta si weyn u dhaliilay Mugdiyo Musuqmaasuq oo uu sheegay inay dul hoganayaan Gudida Diwaangalinta Rayidka ah ee loo maldanyahay in ay Badhtamaha sannadkan ay ka qabsoonto dalka,taasoo ay daba ka riixasyo Wasaaradda arimaha Gudaha Somaliland.
Xildhibaanka ayaa tilmaamay in aanay dadku waxbadan kala socon hawshan iyadda,isaga oo si gaar ah farta ugu fiiqay in tusaale ahaan Casimadda Hargaysa la doonayo in laga dhigo 5 degmo,iyadda oo la damacsanyahay in gabi ahaanba meesha laga tuuuro Degmooyinka kala ah: M/Mooge,31 May iyo Sheekh Macalim Haaruun.
Waxa kale oo tilmaamay in arintaasi ay saamayn taban ku yeelan doonto dadka Degmooyinkaas ku nool marka la gaadho Xiliga Dorashooyinka.waxaana uu us oo jeediyay dadka hawshan gacnta ku haya I deg deg ah intaan muran iyo isqbasihor lihi bilaamin ay arintan Bulashadda u ifdiimiyaan,una sheegaan sida ay rabaan in wax loo waddo.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xil.MP3″]