Ayax ku Habsaday Deegaano ka tirsan Goboladda Awdal iyo Selal
Awdal,21,march 2014 (SDN)-Wararka goor dhawd naga soo gaadhaya Tuuladda fiqi Aadan iyo Tuulaada kale ee la yidhaahdo Waraqa-dhiigta oo ka kala tirsan Goboladda Awdal iyo Selal ee Galbeedka Somaliland,ayaa sheegaya in Ayax baaxad lihi uu ku habsaday maanta Deeganadaasi. Wararka ka imanaya Deegaanadaasi ayaa intaas ku daraya in Ayaxani uu ka imaayo dhinaca Waqooyiga,isla maraana uu xataa cunayo Maryihii aqal Somali-ga ahaa ee ay dadka Deegaanku galayeen.
Ma aha markii ugu oreysay ee Gobolo ka tirsan Deegaanadda Dalka uu ku habsado Ayax,iyada oo aanay ilaa hadda muuqadan taalaabo muuqata oo ay dadka ku shuqul kalihi ay qaadayaan.si looga Baaqdo wax yeelo balaadhan oo uu Deegaanka iyo Dalkaba uu u gaysto Ayaxani.
Awdal,SDN.
Contact@soalidiasporanews.com