|

Wasiirka Hawlaha Guud iyo Maayarka Caasimada oo Cadeeyay inay is afgarad ka gaadheen Khilaaf soo kala dhex galay Xukuumada iyo Golaha Deegaanka {DHAGAYSO}

WASIIRKA HAWLAHA GUUD EE SOMALILANDHargaysa 16.March 2014 (SDN)- Wasaaradda hawlaha Guud iyo Guryaynta iyo dawladda hoose ee Caasimadda ayaa maanta heshiis kama dambays ah ka gaadhay is faham la’aan dhowaan soo kala dhex gashay oo ku saabsanayd hanaanka loo marayo ilaalinta dhulka danta guud iyo waxyaabaha la hal maala.

Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta ee Somaliland Mudane C.risaaq Khaliif Axmed iyo Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco oo Warfidiyeenada kula Hadlayay Xarunta Qasriga Madaxtooyada oo Wada hadal uga socday ayaa Cadeeyay inay is afgarad ka Gaadheen Khilaaf soo kala dhex galay.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA IYO MAAYARKA

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/HawlahaGuud16.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed