Xisbiga Ucid oo Safarka Madaxweynaha ee Gobolada dalka ku Macneeyay Olole Doorasho {DHAGAYSO}
Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid ayaa maanta markii u horaysay ka hadlay Socdaalka uu Madaxweynaha Somaliland ku Marayo Gobolada dalku inuu yahay Mid Xukuumadu ku soo Kicinayso Hamo Jabinta kaga Timid Shacabkii soo doortay oo Quus ka Taagan.
Sidaas Waxaa Maanta sheegay Xoghayaha Xuquuqul Iinsaanka ee Xisbiga Ucid Xuseen Xasan Badmaax oo Xogwaran Kooban siiyay Shabakada Qurbejoog.com, Isla markaana kaga Hadlay Arrimo door ah oo ay ka mid tahay Murankii Kulmiye ee la soo Afjaray,Wareegtadii Wasiirka Hawlaha Guud ee Joojinta in la Bixiyo dhulka Danta Guud iyo Qodobo kale.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XOGWARANKAN OO DHINACYO BADAN LEH
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/badmaax15(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com