Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo ka Hadlay Sidii loo Heli lahaa Xeer lagu Maamulo Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada {DHAGAYSO}
Hargaysa 15.March 2014 (SDN)- Mas’uuliyiin ka Tirsan Xukuumada Somaliland ayaa Maanta ka Qayb galay Kulan lagu Daraasadaynayo Sidii loo dhaqaajin lahaa Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Somaliland kaas oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa.
Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa Tilmaamay sida ay Muhiimka u tahay in La Helo Xeer lagu Maamulo Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland oo uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Sameeyay.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA WASAARADA CIYAARAHA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CRaygal.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com