|

Noocyo kala Duwan oo Raashin ah oo Maanta loo kala diray Bulshada Gobolka Saaxil SAWIRO

Berbera 14.March 2014 (SDN)- Raashin dhan 1000 kiish oo isugu jira Bariis, Daqiiq iyo Sonkor oo loogu deegay Dadka ku dhaqan Xeebta Bari ee Gobolka Saaxil, waana markii ugu horaysay ee Bada iyo Berigaba dadkaasi loo mariyo deeq isugu jirta Raashin kala Duwan

Waxa maanta Dekeda berbera lagula kala wareegay Raashin loogu talo galay dadka xeebta Bariga Berbera ku nool, kaasi oo la kala marindoono Bada iyo Berigaba si ay u gaadhaan dadkaasi ku dhaqan Laasciidle iyo Xagal Deegdan oo raashinka ah oo ay la kala wareegeen Maamulka Gobolka Saaxil oo ay goobjoog ka ahaayeen Maayarka Degmada Berbera Cabdishakuur Cidin iyo Badhasaabka Gobolka Saaxil Mudane Cali Gadh-dheer, iyo Maareeyaha Samafalka Marwo Aamina Maxamed Diiriye oo iyagu ka wakiil ahayd deeqdan o oak timid Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, halka ay Gobolka Saaxil maamulkiisuna ku sii wareejiyeen maayarka Xagaleed oo isna balan qaaday inuu dadkaasi gaadhsiin doono wakiilna uu ugu sii yahay Maayarka Laasciidle qaybtiisa

IMG_0005 IMG_0012 IMG_0019 IMG_0021 IMG_0028 IMG_0031 IMG_0034 IMG_0035 IMG_0036 IMG_0041 IMG_0044

Berbera SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed