DEG DEG AH”Ciidamada Huwanta ah Oo Lawaregay Gacan Ku Hayta Dagmada BulloBurte ee gobolka hiiraan.
13 2014 march(SND)-Ciidamada Maamulka gobolka hiiraan iyo Kuwa Nabad ilaalinta amisom ayaa la waregay Gacan Ku haaynta Dagmada Buulo burte ee Gobolka hiiraan
Ciidamada Dowlada soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ayaa la shegay in ay ka so galeen dhinaca galbeed ee dagmada Buula burte ee Gobolka hiiraan waxana goobta iskaga baxay dagaalyahandii al shabab oo horay u maamuli jiray gacan ku hayta dagmadaas.
Cabdi farax laqano oo ah sii hayaha xilka gudomiyaha Gobolka hiiraanoo ayaa Xaqijiyay qabsashada Dagmada buula burte waxana uu sheagay gudoomiyaha in ay si wadayaan dagaalka Loga xureynaayo al shabab guud ahaan gobolka hiiraan.
Sido kale majiro wax war ah oo ka sobaxa Xarakada al shabab oo horay gacanta ugu haysay deganada ay la waregeen ciidamada is garabsanaayo ee dagaalka ku qaday dag mada buule burte
Hiiran SND.