Mohamed Osman Fadal Xoghayaha arimaha Dibada xisbiga wadani oo si heer sare logu soo dhaweyey London
London 1Mar14(SDN) Xoghayaha Arimaha Dibada ee xisbiga Wadani Dr Maxamed Cusmaan Fadal aya waxa si heer sare logu soo dhawayey garoonka caalamiga ee Heathrow Airport soo dhawayntan oo ka soo qayb galeen tageerayasha xisbiga wadani laamahiisa uk uu hor kacayo guudomiyaha uk Axmed Nahi iyo gudoomiyaha 3xaadm cabdi cali muuse daakir iyo tageerayaal tiro badan , Dr maxamed oo u waramayey qurbejoog.com ayaa waxa uu shegay inu mudo sadex cisho ku sugnaan doono uk ugana sii gudbi doono qarada maraykanka halkaas oo ka bilabi doono wada tashi iyo xog uururin sidii loo qaban lahaa Dooda qaran ee ka dhici doonta wadanka gudahiisa waxa kale oo uu shegay inuu kulama laa yelan doono tageerayasha xisbiga wadani.