|

“Wasiir Garaadow Kursiga Waxaad Ku Heshay Inamadii Aad Adeerka U Ahayd Ee Seemaal Lagu Gawracay Dhiigoodii”Dhalinyarada Awdal ka Daawo Qurbejoog.com

QDBoorama 18.Feb 2014 (SDN)- Qaar ka mid ah dhalinyarada mas’uuliyiinta xisbiga Mucaaradka UCID Ee Gobolka Awdal oo wax laga xumaado ku tilmaayay hadalkii shalay ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland Mudane Garaad oo uu ku Duray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid isla markaana Maah Maah aanu Geyin Goob Fagaare ah ka Jeediyay .

Waxaa kale oo Dhalinyaradani ay ka Xaal mariyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Hadalka Deelqaafka ah ee Wasiirka Shaqadu u soo Jeediyay,Dhanka kale Waxay Dhallin yarada Magaalada Boorama sheegen in Bulshada Gobolkaasi ay Shacabka Somaliland kala Siman yihiin Xasuuqii ku dhacay .

Boorama SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed